Home » CAWO-DHALAD: HAL-ABUUR ISUGU JIRA TIX IYO TIRAAB by Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar)
CAWO-DHALAD: HAL-ABUUR ISUGU JIRA TIX IYO TIRAAB Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar)

CAWO-DHALAD: HAL-ABUUR ISUGU JIRA TIX IYO TIRAAB

Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar)

Published January 23rd 2015
ISBN :
Paperback
132 pages
Enter the sum

 About the Book 

Cawo-dhalad, waa buug aan ku kaydiyay qoraallo tix iyo tiraab isugu jira oo aan anigu allifay. Waa qoraallo waxsheeg iyo waayo-aragnimaba xambaarsan oo ka hadlaya laamaha kala duwan ee nolosha, gaar ahaan xaaladda nololeed ee Soomaalida , dal iyoMoreCawo-dhalad, waa buug aan ku kaydiyay qoraallo tix iyo tiraab isugu jira oo aan anigu allifay. Waa qoraallo waxsheeg iyo waayo-aragnimaba xambaarsan oo ka hadlaya laamaha kala duwan ee nolosha, gaar ahaan xaaladda nololeed ee Soomaalida , dal iyo dibedba meel kastaba Soomaalidu ha joogtee.